
Dhacdo Taariikhi-Qaramada Midoobay: Quluubta Waqooyiga Ameerica iyo Dunida Oo Isku Soo Dhawasay! 🌍🤝💬
Waxaa fagaaraha Qaramada Midoobay ka dhacay dhacdo taabanaysa dareenka caalamka Gaar ahaan qaarna ka nixisay qaarna ka farxisay Gaar ahaan Falastiiniyiinta inta taageerta, —️⃣ Madaxweynaha Brazil oo si kalgacal leh bar Caalam hortiisa ah uga dhunkaday M/w Colombia kadib khudbad cajiib ah oo uu jeediyay Madaxweynaha Colombia.

🧥 aan Iskugu Kaa Xidho-Carabta iyo Mawduuca
🇧🇷 Madaxweynaha Brazil ayaa si Xushmad iyo karaamo leh u dhunkaday madaxa Madaxweynaha Colombia kadib khudbaddiisa — ficil calaamad u noqday geesinimo, jacayl iyo isku Mawquf Arinka Qazzza xaga siyaasada.
🎤 Madaxweynaha Colombia wuxuu UN-hordaada si xun ugu karbaashay dawlada gumaysiga israa,iil, isaga oo falalka Israa’iil barbar dhigay nidaamkii Naasiga, kuna tilmaamay dagaalka socda “xasuuq iyo dabar goyn. ula Kac ah aan Waliba si live ah U daawanyano”
🌍 Wuxuu soo jeediyay samaynta ciidan caalami ah oo ka kooban dalal Aasiya kaliay Ogow Halkan Mawuduuca Title Waa halkna , Wuxaa uu si ula kac ugu reebay wadamada carabta waayo waa ogyahay inay yihiin dad la haysto oo aan Xor ahayn. Wuxuuna si maldahan u sheegay inay kaalintaasi aasiya ay buuxiso oo gumaysiga ka difaacdo.
⚔️ M/w Colombia waxay sheegtay diyaar ahaanshaha inay jirto 20,000 askari si ay u qaybqaataan halganka lagu Xoreynayo falastiiniyiinta kaas lagu magacaabi doono Ciidankana “Ciidanka Xoraynta Falastiin.”
🚢 Hadalkiisa wuxuu ku soo gebagabeeyay amar cad: in aan la oggolaan doonin wax markab ah oo hub u sida Israa’iil.
🌐 Dhacdadaasi waxay isku dhafaysay geesinimo siyaasadeed, ballanqaad ficil ah, iyo calaamad isku duubni oo caalami ah.
CARABTII MEEDAY? IYO SU,AALO KALE?
Ma noqon doontaa hadalkan bilow jiho cusub oo ku saabsan difaaca Falastiin mise waa dhawaaq siyaasi oo kale oo taariikhda ku dhamaada erayo?
🌏 Dalalka Aasiya ee uu tilmaamay, ma qaadan doonaan doorkaan culus, mise siyaasadda oofaarka weyn ayaa hor istaagi doonta?
💡 Ficilka madaxweynaha Brazil, ma muujinayaa Halganka Gumaysi Naaceybka Latin America oo sii xoogeysanaya oo isu beddeli kara xoog mideysan oo caalami ah?
⚖️ Maxay ka dhigan tahay marka hogaamiya heer caalami ah ay toos Ciidamo ugu diyaariyo dawlada gumaysiga yahooda.
🚨 Ma suurtagalbaa in go’aanka ah in la hor istaago maraakiibta hubka sidda uu kiciyo iska hor imaad weyn oo badda caalamiga ah ka dhasha?

Fr

