🧠 Sonoma Sky Alpha waa model cusub oo si ilaa hada la aqoon ama qarsoodi ah ku soo baxay OpenRouter, wax weynna ka beddelay tartanka AI-da.openrouter+1– Waxa uu leeyahay awood 2 milyan oo token ah, taas oo ka badan shan jeer tii GPT-5!

Thanks for reading! This post is public so feel free to share it.
Waxaa jira qalabyo lagu baadho ai awoodiisa iyo waxtarkiisa waxaa ka mid ah,
– Benchmark-yadii xisaabta, waa uu ka guulaystay GPT-5 boqolkiiba 2-3%.x+1– Waxaa looga hadhay memery wax la dhaho ama xasuus aad u badan, taasoo suurto galinaysa inuu hal wax yar hal mar kaga shaqeyn karo Qoraal aad udheer ama buugaag badan si kale hadii aad u tidhaahdo, dhan ama code-farbadan oo weyn.– Waxay kale leeyahay qaybta Isku jirka sawirada iyo muuqaalada sameysay multimodal (sawir/text), kuna shaqayn kara aaladaha badan isku mar — waana bilaash tijaabada alpha! waxa laga yaaaban yahay adeegyada sidaa u weyn ayaa bilaash ah ilaa hada.
Taas waxaa si dheer sida la sheegayo Wali lama yaqaan qofkii sameeyay, balse waxa laga yaabaa inuu noqdo hormuudka cusub ee AI-da, haddii uu sidaas sii ahaado.linkedin
@Somalibooks 🌟 🤖✨
📌 WhatsApp Group: 👉 Join WhatsApp Group📌 Telegram Channel: 👉 Join Telegram Channel📌 Free AI Channel: 👉 Join Free AI ChannelYouTube ChannelFacebook
Fasalada WhatsApp-ka ku soo dhawee wixii Quiz ka XaliyaSoo Dhawoow! 🌟Haddii aad baahato wax badan, waxaad naga heli doontaa goobahan oo arday badan oo wax naga faa’iidaya ku jiraan. 📚✨
Call to action:Substack waa Goob AI Aad ugu fudud dhalinta aan haysan Webiste
🧠 AI-Chatbot Learning
👉 Ku biir halkan 🤖https://chat.whatsapp.com/KzkcjwraeYhCsUXaexgNyM
🎬 AI Video Editing
👉 Ku biir halkan 🎥https://chat.whatsapp.com/G9phNqLyJ3L2RV4lprLUb7
⚙️ AI Automation in General
👉 Ku biir halkan 🛠https://chat.whatsapp.com/BRk1xgsg4ohKAaWN7oDRIe
Profile Guud ee Authorhttp://bit.ly/44CfDW1
https://sonomadusk.com
🛠️ Sonoma Sky Alpha (https://openrouter.ai/openrouter/sonoma-sky-alpha)🔎 : #FREE (tg://search_hashtag?hashtag=FREE), #AI (tg://search_hashtag?hashtag=AI), #Assistant
